Hadaada dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye Shaqashiyo maryaa kaa yihiin dharagu xaaraane dhadhan ma ahaa aadmigu waxay kugu dhaliilaane Nin dhirbaaxo guudheed dugsaday dhaqantadeed maalye dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide. Salaan c
Posts
Showing posts from February, 2019
DHEEFTA WAX AKHRISKA LAGA HELO
- Get link
- X
- Other Apps
Dheefta wax akhriska laga helaa maaha mid la barbar dhigi karo dhibka uu leeyahay, balse waa in la xusaa haddiiba uu leeyahay wax dhib ah. Wax akhris waxaa aan ula jeednaa qofka oo hamuun u qabo in uu helo macluumaad iuo warar kala duwan si uu u kabo aqoontiisa'maskaxadiisa iyo fikirkiisa. Waa tii Soomaalidu ku maahmaahday"war la helyaaba talo la hel".Wax akhriska waxa laga heli karaa meelo kala duwan'sida buugaagta'wargaysyada'bogoba intetnet''-ka ee aqoonta guud lagu keydiyo'dhegaysiga sheekooyinka ay soo tebiynayaan dadka waayo-araga ahi IWM. Dadka reer hidiya ayaa hal-hays u tahay oraahdan" If you want to know someone's reading habits pay attention when He is talking' if he talk meaning".He is Big Reader'otherwise He is empty Vessels"oo micnaheedu tahay".Haddii aad doonaysid inaad ogaato'qofka wax akhrista badan.hadalkiisa uun dhegayso.Haddii uu xog iyo macluumaad ki hadleyo'waa akhriste w...