Hadaada dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye Shaqashiyo maryaa kaa yihiin dharagu xaaraane dhadhan ma ahaa aadmigu waxay kugu dhaliilaane Nin dhirbaaxo guudheed dugsaday dhaqantadeed maalye dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide.
Salaan c
Salaan c
Comments
Post a Comment