Posts

Mustaqabalka Dhalinyarada reer puntland.

Dhalinyarada Puntland. Dhalinayaradu  waa lafdhabarta  horumarka  bulshada waxaana muhiimah  in ay helaan dhiiragelinta ciyaaraha taas oo gudbisa fariin ah in laga gudbo  qabyaalada 'jahliga'Ka hortaga tariibka iyo is dhexagal dhalinta. Hadaba waxan halkan ku iftiiminyaa inay puntland abuurto dhalinqyarada nidaamka ciyaaraha heerkood kale du duwana.iyadoo ku abtirsaha mudfo  20 sano ah' aadna moodid in maamuladii  kala danbeeyay aysan awood badan siinin dhanka cayaaraha oo  ah halbowlaha dhalinyarada.
Waxaa magalaad Garoowe ee Caasumada puntland ka dhacay  shirar si dabe jooga oo laga hadaleyey arrimaha amniga gobolka nugaal iyo dhamaan geyiga puntland oo dhan.
Hadaada dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye Shaqashiyo maryaa kaa yihiin dharagu xaaraane dhadhan ma ahaa aadmigu waxay kugu dhaliilaane Nin dhirbaaxo guudheed dugsaday dhaqantadeed maalye dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide. Salaan c

DHEEFTA WAX AKHRISKA LAGA HELO

Dheefta wax akhriska laga helaa maaha  mid la barbar dhigi karo  dhibka uu leeyahay, balse waa in la xusaa haddiiba uu leeyahay wax dhib ah. Wax akhris waxaa aan ula jeednaa qofka oo hamuun  u qabo in uu  helo macluumaad  iuo warar kala duwan si  uu u kabo aqoontiisa'maskaxadiisa  iyo fikirkiisa. Waa tii Soomaalidu ku maahmaahday"war la helyaaba talo la hel".Wax akhriska waxa laga heli karaa meelo kala duwan'sida buugaagta'wargaysyada'bogoba intetnet''-ka  ee aqoonta guud lagu keydiyo'dhegaysiga sheekooyinka ay soo tebiynayaan dadka waayo-araga ahi IWM. Dadka reer hidiya ayaa hal-hays  u tahay oraahdan" If you want to know someone's reading  habits pay attention when He is talking' if he talk meaning".He is Big Reader'otherwise  He is empty Vessels"oo micnaheedu tahay".Haddii aad doonaysid inaad ogaato'qofka wax akhrista badan.hadalkiisa uun dhegayso.Haddii uu xog iyo macluumaad ki hadleyo'waa akhriste w...