Mustaqabalka Dhalinyarada reer puntland.

Dhalinyarada Puntland.
Dhalinayaradu  waa lafdhabarta  horumarka  bulshada waxaana muhiimah  in ay helaan dhiiragelinta ciyaaraha taas oo gudbisa fariin ah in laga gudbo  qabyaalada 'jahliga'Ka hortaga tariibka iyo is dhexagal dhalinta.
Hadaba waxan halkan ku iftiiminyaa inay puntland abuurto dhalinqyarada nidaamka ciyaaraha heerkood kale du duwana.iyadoo ku abtirsaha mudfo  20 sano ah' aadna moodid in maamuladii  kala danbeeyay aysan awood badan siinin dhanka cayaaraha oo  ah halbowlaha dhalinyarada.

Comments